Axmed Madoobe oo Ammar siiyay Wakiiladda Hay’addaha ka howlgala Jubbaland (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland H.E Ahmed Mohamed Islaam oo ku sugan degmada Dhoobley ayaa la kulmay wakiilada hay’adaha kala duwan ee ka howlagala deegaanada maamulka Jubaland. Kulankan waxaa diiradda lagu saarayey sidii hay’adaha ka howlagala guud ahaan Jubaland ay gacan oga geysan lahaayeen taakuleeynta dadka ay abaaruhu saameeyeen ee kunool deegaanada Jubaland iyadoo oo la … Continue reading Axmed Madoobe oo Ammar siiyay Wakiiladda Hay’addaha ka howlgala Jubbaland (Sawirro)